Sidee Maalinta 1aad ee Ciidul adxaa looga dabaaldegay Muqdisho iyo gobolada dalka?

Shacabka Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa, iyadoo fantasiye balaaran oo arintaas ku saabsan laga dareemayo caasimada. Dadweyne iskugu jira rag, dumar iyo caruur, ayaa saaka markii uu waagu baryey u dareeray masaajida iyo goobo kale, si ay ugu soo tukadaan salaada ciidul adxaa. … Continue reading Sidee Maalinta 1aad ee Ciidul adxaa looga dabaaldegay Muqdisho iyo gobolada dalka?